/
BADBAADADA DABKA EE GURIGA BADBAADADA DABKA EE GURIGA

BADBAADADA DABKA EE GURIGA - PowerPoint Presentation

avantspac
avantspac . @avantspac
Follow
342 views
Uploaded On 2020-10-22

BADBAADADA DABKA EE GURIGA - PPT Presentation

brannvernforeningenno SOMALI SHURUUDA QALABKA QIIQA KA DIGA Waa in guri walba ugu yaraan hal qiiq kadige ku rakiban yahay dabaq kasta Qalabka ID: 815020

qalabka dabka aad waa dabka qalabka waa aad lagu iyo loo ama shoolada dab kulul guriga marka demiyo hubi

Share:

Link:

Embed:

Download Presentation from below link

Download The PPT/PDF document "BADBAADADA DABKA EE GURIGA" is the property of its rightful owner. Permission is granted to download and print the materials on this web site for personal, non-commercial use only, and to display it on your personal computer provided you do not modify the materials and that you retain all copyright notices contained in the materials. By downloading content from our website, you accept the terms of this agreement.


Presentation Transcript

Slide1

BADBAADADA DABKA EE GURIGA

brannvernforeningen.no

SOMALI

Slide2

SHURUUDA QALABKA QIIQA KA DIGA

Waa in

guri walba

ugu yaraan hal

qiiq

kadige

ku rakiban yahay dabaq kasta. Qalabka qiiqa uriyaa waxay digniin hore u bixiyaan marka dab dhasho. Waa in aad qaylodhaanta ka maqli kartaa qolalka hurdada gudahooda marka albaabbadu xiran yihiin. Bayteriga waa in caadi ahaan laga beddelo sanadkiiba mar. Si joogto ah u tijaabi qalabka qiiqa ka diga adigoo badhanka tijaabinta riixaya.

Slide3

SHURUUDA QALABKA DABKA LAGU DEMIYO

Waa in guri kaste uu

yeesho qalabka dabka lagu

demiyo oo ama

tuubo

ah

ama

haan ah. Waxaa lagu talinayaa in labadaba lahaysto. Qalabka dabka lagu demiyo waa in la dhigo meel si fudud loo gaari karo. Dhammaan dadka guriga ku nool waa in ay ogaadaan halka qalabku yaallo. Si taxaddar leh u akhriso tilmaamaha ku saabsan sida loo isticmaalo.

Slide4

KA HORTAGGA DABKA 1

Isha ku hay shooladda marka

aad isticmaalayso. Hadii wax kale kaa

mashquuliyo cuntada aad

karinayso

,

wada

dami dhardhaarada shoolada. Ku rakibo shoolada qalabka loo yaqaan waardiyaha shoolada ee damin kara shoolada. Taxaddar muuji markaad isticmaalaysid dab ololaya. Weligaa ha ka bixin qol shumac daaran dhex yaal. Shumacyada daaran lama ag dhigi karo waxyaalo guban og. Dambaska ku shub meel aad hubtid. Dambaska kulul ha ku tuurin

baaldiga qashinka.

Slide5

KA HORTAGGA DABKA 2

Marwalba demi qasaaladaha iyo qallajiyeyaasha

marka aad guriga ka baxayso

ama seexanaysid. Koronto

yaqaannada

la

xaqijiyey

oo kaliya ayaa loo oggol yahay in ay rakibaan ama hagaajiyaan korontada iyo qalabka korontada ku shaqeeya. Meelaha la gubo waxay badanaaba ka bilowdaan waxyaabaha dhismaha loo isticmaalo, kartoonada iyo qashino kale. Hubi in jaranjarooyinka iyo garaashyada aanay oolin alaab guban og. Sanduuqa qashinka dhig meel ka fog dhismeyaasha.

Slide6

Hab

dhaqanka xiliga dabku koco

1. BADBAADI

Hubi in dhamaan dadka

guriga

joogaa

nabad kagasoo baxaan. In la dhexmaro qiiqu waa khatar. Albaabbada xir. Tag barta horey loogu heshiiyey in la isugu yimaaddo. 2. KA WAR GELIOgaysii waaxda dabdemiska adigoo wacaya lambarkooda xaaladaha degdega ee 110. Sheeg cinwaanka dhismaha gubanaya oo saxan. 3. DEMIHaddii dabku uusan weli aad u weyneyn, isku day in

aad ku demiso

tuubada

dabka

ama

haanta

dab

deminta

. Khatar ha is gelin

adigu

.

Qiiqu

aadbuu

u sun badan

yahay

. Adiga ayaa go’aan sanaya sidii aad qodobadan ukala hor marin lahayd, iyadoo ku xidhan hadba qiimayntaada xaalada. Waxaa waxtar leh in si joogto ah loo sameeyo carbisyo dabka khuseeya.

Slide7

Ka

hortaga dhaawacyada dabeed ee caruurta

Iska

ilaali

cabitaanka

kulul markaad ilmo jaqsiinaysid ama ilmo haysid.Hubi in aysan

caruurtu u dhawaan karin

meelaha

kulul

sida

qalabka

xaabada

lagu

shido ee

guryaha

lagu

kulayliyo

,

hiitarada

, shoolada iwm.Ilaali xaraarada biyaha ee qubayska iyo in caruurtu aysan biyo kulul shubin. Miisaan heerkulka haanta biyaha kulaylisa.

Slide8

Ka

hortaga dhaawacyada dabka ee caruurta

Ka

fogee

caruurta

digsiyada karaya.Fiiro gaar ah uyeelo meeshaad dhigaysid kildhiyada biyaha lagu karsado ee korontada ku shaqeeya

iyo fiiladoodaba.

Ka

taxadar

miisaska

maradu

saaran

tahay, ilmuhu

wuu

jiidi

karaa

marada

wixii saaranina way kusoo dhici karaan sida koob shaaha, shumaca iwm.

Slide9

HADII ILMUHU GUBTO

Ku

qabooji

biyo

xaraaradoodu

/

kulaylka qiyaastii tahay 20 digrii xili ilaa 20 daqiiqo ah kolkaad uga shaki qabtid in dhaawac wayn oo dab ah. Taladani waa mid khusaysa da kasta.

XASUUSO 20 - 20

Slide10

Buuggan

macluumaadka waxaa

lagu heli karaa in ka

badan 30 luqadood oo kala

duwan

waxaana

laga heli karaa barta internetka Ururka Badbaadinta Dabka ee Norway: www.brannvernforeningen.no/brannsikker

Related Contents


Next Show more