/
GL Markets Galka   Qeexidda GL Markets Galka   Qeexidda

GL Markets Galka Qeexidda - PowerPoint Presentation

frogspyder
frogspyder . @frogspyder
Follow
359 views
Uploaded On 2020-10-06

GL Markets Galka Qeexidda - PPT Presentation

Shirkadda GL Markets Guud Mar Shirkadda Shirkaddu waxay bixinaysaa talooyin iyo warbixinno ganacsi oo saro u qaado ganacsigaaga iyo dhaqaalahaba ID: 813163

iyo markets shirkadda waxay markets iyo waxay shirkadda maal aad badan faaiido hesho inaad kuu galinta xogta aadan ugu

Share:

Link:

Embed:

Download Presentation from below link

Download The PPT/PDF document "GL Markets Galka Qeexidda" is the property of its rightful owner. Permission is granted to download and print the materials on this web site for personal, non-commercial use only, and to display it on your personal computer provided you do not modify the materials and that you retain all copyright notices contained in the materials. By downloading content from our website, you accept the terms of this agreement.


Presentation Transcript

Slide1

GL Markets

Galka Qeexidda Shirkadda GL Markets

Slide2

Guud

Mar ShirkaddaShirkaddu

waxay

bixinaysaa

talooyin iyo warbixinno ganacsi oo saro u qaado ganacsigaaga iyo dhaqaalahaba.

Talo Bixin

01

Shirkaddu

waxay

kuu fududeynaysaa inaad hesho ilo maal gashi oo toos ah oo heleyso faaiidoyin ayadoo khatarta rasu maalkaaguna yaryahay.

Maal Gashi (Investment)

02

Shirkaduu

waxay

ka shaqaysaa in aad hesho xogta rasmiga ah ee shirkadaha aduunka iyo sida loo maal gashto

Xog Aruurin Maal Gashi

03

Shirkaddu

waxay

kugu haygaysaa inaad maal gashto shirkadda kuugu faaiido badan kuguna khasaaro yar mar walbo.

Hagid iyo Maamul Dhaqaale

04

GL Markets

waa

shirkad Latalin ama (consultancy) ah kashaqeeysa bixinta macaluumaadka ganacsiga eek u saleeysan Tiknoloojiyada iyo warbixinada maalgashiga tooska ah sida:

Slide3

Wax Soo

Saarka Shirkadda Waxaa kaloo GL Markets kashaqeeysaa Faaiido

soosaar

Bil

, sadex bilood, lix bilood iyo sanadba leh

Slide4

Xogta

ay hayso shirkadda GL Markets waxay

kuu

suurta

galinaysaa inaad hesho faaido ka badan 70%, si aad u hesho faaiido ku

aadan maagalinta, shirkadda

waxay

ku siinaysaa

talo iyo

macluumaad

ku aadan faaiidooyinka ugu sarreeyo maal Galinta aad rabto iyo sidii lagu yareyn lahaa khasaaraha ka imaan karo maal Galinta.Khasaaro

yar iyo faaiido badan

Xogta

Shirkadda

GL Markets

Slide5

GL Markets

GL Markets

Waxaan

rabnaa

inaan noqono shirkadda ugu sarreysa

ee bixiso adeegyada

maalgalinta, tala bixinta

dhaqaalaha

iyo

meesha uu jiro ribixuuGL MarketsWaxay si dhaw ula shaqaynaysaa macaamiisheeda iyo dhamaan

shirkadaha maal

gashi

ee ay

wada shaqeeyaan

.

GL Markets

Waxay rajaynaysaa inay saro u qaado dhaqaalaha saamileyda iyo

maalgashiyada.GL Markets

Waxay

ku

siinaysa

talooyin dhaqaale oo wax ku ool ah oo kuu suurta galin karo inaad hesho faaiido

ka badan 50% maalgalintaada.

GL Markets

talooyinkii

aay bixisay sanadkii

2017 Faaiidadiisu waxaay u dhaxaaysay 5% ilaa 75%

1

2

3

4

5

Slide6

Fursadaha GL Markets

01

Hormarin

Maaliyadeed

GL Markets

waxay

hormarinaysaa

dhaqaalahaga ayadoo

abuuraysa

maalgashiyo

kala

duwan oo aad heleyso maalinle, asbuucle, bil’lle iyo wixii intaas ka badan kasoo wato faaiido kala duwan

.

Yarey

Khasaaraha

Maal |

GL Markets

waxay

kusiinaysaa talooyin ku aadan sidii aad u y arayn lahayd khasaaraha kaasoo gaari

kara maal Galinta aad samayso.

Samayn

Dhaqaale

Ka

Badan Midkaad Ku TaamaysoMaal galintaada waxaad ku heleysa faaiidoyin gaaraya illaa 75% oo

aad ka heleyso lacagta

aad maal

gashato mar

walbo.Helo Talooyin MaalgalineedGL markets waxay

ku

siinaysaa

talooyinka

ku

aadan

maalagashigaaga

ayadoo

kugu

xiraysa

maalgalinta

saxda

eh

ee

ku

haboon

.

02

03

04

Slide7

Maxaad Ku

Dooranaysa GL MarketsGL Markets waa

shirkad

si

hufan kuugu adeegayso, kuguna caawinayso inaad ka

gudubto u shaqaynta si

aad lacag

u hesho,

balse

ad

heleyso awood ah in lacagtaada kuu shaqayso.Qiyamka ShirkaddaShirkadda GL Markets waxay kuu ballan qaadaysa in

aad hesho talooyin

dhaxal gal u ah inaad

lacagtaada

ku

maal gashato goobta ugu haboon ee aduunka oo dhan.Ballan Qaadkeena

GL Markets wxaa

ka

shaqeeyo

khubaro ku

takhasustay

Forex iyo ka ganacsigiisa. Tasoo suurto galindoonta in hantidaada kuu maamulaan khubaro ku xeel

dheer maalgalinta iyo kala wareejinta lacagaha

aduunka

Khibradda

ShaqaalahaShirkadda GL Markets waxay awood kuu siinaysaa

inaad

maal

galin

ku

samaysato

saamiyada

suuqyada

aduunka

oo

aad

hesho

faaiido

ka

badan

midda

aad

ka

heleyso

gudaha

dalka

Noocyada Maalgalinta

Hadafkeena

waa

inaan

qancinaa

macaamiisheena

iyo

inta

kale

ee

nala

shaqayso

.

Hadafka

Shirkadda

Ka

bax

shaqaalanimo

,

hakuu

shaqayso lacagtaada, adigoon daalin hel faaido ka

badan midda aad hesho markaad adigu shaqayso.Saro U Qaadida Dakhligaaga

Slide8

Faaiido

Badan | Khasaaro yar

!

GL Markets

Waxay

Ku

Siinaysaa Talooyinka ugu dhaxal-galsan ee MaalgalineedGL Markets Waxay Kusiinaysaa Fursad Ah Inaad

Dhaqaale Ahaan Madax Banaanato!

Adigoon

ku

daalin inaad

maal

galin samaysato taasoo faaiidadeeda laga yaabo in la helo muddo sanad ah ama ka badan, shirkadda GL markets waxay ku siinaysaa fursad aad ku

maal gashato shirkadaha aduunka

taasoo faaiidadeeda

aad kala soconkarto

maalin

walba, saacad walba iyo daqiiiqad walb!

Slide9

Noocyada

Suuqyada GL Markets

GL Markets

Shirkadda

GL Markets

waxay

ka

shaqaysaa

adeegyada

kala

duwan ee suuqada maaliyadda sida eMarkets, Stock Markets, ForexCommodities, Indexes iwm.

Slide10

Ahdaafta Shirkadda GL Markets

Xogta

Suuqa

Shirkadda

GL Markets

waxay

u dhisantahay in ay kusiiso

xogta suuqa

lacagaha aduunka

taasoo

aad ka faaiidesyo inaad maal gashatoKhatarta MaalgashigaSi bulshada maagashaysa saamiyada suuqa aduunka u noqdaan

kuwo ku kalsoon in lacagtooda

rasu

maalka

aysan lumin,

shirkadda

waxay

yaraynaysaa khasaaraha iyo dhamaan khataraha maalgashiga oo dhami.Adeeg Hufan

Shirkaddu waxay si hufan ugu

adeegaysaa dhamaan

macaamiisheeda

Wada

Shaqaynta

Shirkaddu waxaa ku xiran kuwo kale o la shaqeya, sidaa awogeed waxaa hadaf u ah GL Markets inay si

cilmyeysan ula shaqayso dhamaan shirkadahaas

Hadafka

Koowaad

Hadafka 2aadHadafka 3aadHadafka 4aad

Slide11

Madax

Banaani

Maaliyadeed

Shirkadda

GL Markets waxay ku siinaysaa fursad aad ku

noqoto mid madax bannaan

oo

leh dhaqaale

ku filan

,

kuna

gaaray isku filnaashahaas talo iyo xog uu ka helay shirkadda GL Markets.Shirkadda GL Markts

Slide12

Our keys for development

Teamwork

Transparency and Accountability

Desire for Excellence

Trust and confidence

build-up

Slide13

We believe in

Waxaan

Aaminsanahay

in

qof

walba

noqon

karo

:

Mid

Dhaqaalo

Ahaan

Madax

Banaan.Samayn Karo Faaiido Ka Badan Midda Uu Hadda Haysto.Yeesho Aqoonta iyo

Cilmiga Uu Uga Maarmayo Inuu

Noqdo

Shaqaale

ama Mushaarle.

Inuu

Helo

Talooyinka iyo Xogta Suuqa Joogtada ah.Intaas iyo Ka Badan

Slide14

Maal galinta

GL Markets

Shirkadda

ugu

sarreyso

maalgalinta

dalka

Shirkadda

GL Markets

100%

0%

Shirkadda

Waxay

kuu

ballan

qaadaysaa

in ka

badan

100% ay

keento

faaiido

sanadkiiba

,

ayadoo

ay

kuu

ballan

qaadayso

in ay

lacagtaada

kuu

galiso

insurance

ama

damaanad

.

Khasaaro

la’aan

Ayaan

ku

siinaynaa

faaiidooyinka

maalgalintaada

,

waxaan

hubinaynaa

mar

walbo

inaan

yareyno

Khatra

khasaaraha

maal

Galinta.

Shirkadda

GL Markets

Shirkadda

GL markets

waxay

kuu

suurta

galinaysaa

inaad

samaysato

maal

galin

toos

ah

oo

aad

ku

heleyso

faaiido

ka

badan

midka

ay

bixiyaan

shirkadaha

maal

Galinta

dalka

Slide15

Shirkadda GL Markets

Xogta

Dhaqaalaha

Khasaaro

Yar

Daal

La’aan

Faaiido

Badan

Xog SiinMaal galintaada waxaad maalin walba ogaanaysaa xogta

rasmiga ah ee faaiidooyinka

maalinlaha ah ee

aay

samaysay

lacagtaada.Khasaaro yarShirkadda GL Markets waa maalgalin iyo bixinta xogta

rasmiga ah ee suuqa saamiyada

iyo wax kalagadashada

tooska ah

ee

caalamkaAdigoon daalin Adigoon daalin lacagtaada hakuu shaqayso.

In Ka abdan

Shirkadda

GL Markets

waxay

bixinaysaa faaiido ka badan midka ay bixiyaan shirkadaha kashaqeeya geeska

afrika

Slide16

Images & Contents

GL Markets waa shirkad Latalin ama (consultancy) ah

kanashaqeeysa

bixinta

macaluumaadka ganacsiga eek u saleeysan Tiknoloojiyada iyo warbixinada maalgashiga tooska ahTalo Bixinta Suuqa.Maal Galinta

tooska ah Ka faaiideeysashada suuqyada

caalamiga ah

si toos ah

helida xoriyed

dhaqaale

Slide17

Infographic Style

L

M

G

*

Xogta

ay

hayso

shirkadda

GL Markets

waxay

kuu suurta galinaysaa

inaad hesho faaido ka

badan

70%, si

aad u hesho

faaiido

ku aadan maalgalinta, shirkadda waxay ku siinaysaa talo iyo macluumaad ku aadan faaiidooyinka

ugu sarreeyo maal Galinta aad rabto

iyo sidii

lagu yareyn

lahaa

khasaaraha ka imaan karo maal GalintaGL MarketsXogta ay hayso shirkadda GL Markets waxay kuu suurta

galinaysaa inaad hesho faaido ka badan 70%, si aad u hesho

faaiido ku aadan

maalgalinta, shirkadda waxay

ku siinaysaa talo iyo macluumaad ku aadan faaiidooyinka ugu sarreeyo maal Galinta aad rabto iyo

sidii

lagu

yareyn

lahaa

khasaaraha

ka

imaan

karo

maal

Galinta.

GL Markets

Xogta

ay

hayso

shirkadda

GL Markets

waxay

kuu

suurta

galinaysaa

inaad

hesho faaido ka badan 70%,

si aad u hesho

faaiido ku aadan

maalgalinta, shirkadda waxay

ku siinaysaa talo

iyo macluumaad ku

aadan faaiidooyinka ugu sarreeya

maal Galinta aad rabto iyo

sidii lagu yareyn

lahaa

khasaaraha

ka

imaan

karo

maal

Galinta.

GL markets

Xogta

ay

hayso

shirkadda

GL Markets

waxay

kuu

suurta

galinaysaa

inaad

hesho

faaido ka badan 70%, si aad u hesho faaiido ku aadan maalgalinta, shirkadda waxay ku siinaysaa

talo iyo macluumaad ku aadan faaiidooyinka ugu sarreeyo maal Galinta aad rabto iyo sidii lagu

yareyn lahaa

khasaaraha ka imaan karo maal Galinta.GL Markets

Slide18

Hadaba Maxaad Sugaysaa?

Ka Faaidayso Fursaddan Maal-galineed!